Ogaysiis.Dood-Cilmiyeed Ku Saabsan Miisaanka Maansada Soomaalida Oo Ka Dhici Doonta Oslo Norway.

getattachmentWaxa dhamaan ummadda ku hadasha Af Soomaaliga loogu baaqayaa in Dood-Cilmiyeed ku saabasan Miisaanka Maansada Soomaalida lagu qaban doono:
 
Magaalada Oslo Maalinta Talaadada 02.11.2008 Saacada 4-ta Galabnimo ilaa 10-ka Habeenimo.

Dood-Cilmiyeedkaas oo dhex mari doonta: Prof. Cabdillaahi Diiriye Aw Guuleed ”Caraale” iyo Prof. Maxamed Xaashi Dhamac ”Gaariye”.

Goobta lagu qabanayaa waa: Universitet Biblioteket i Oslo, Auditorium: Sverdrupshus Blindern. Ka soo qeybgal wacan

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: