Baaq ah : Tacsi, Canbaarayn iyo Tageero sida wadajir ah uga yimi, Jaaliyada Norway.

INAA LI LAAHU WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN 
Anagoo ah gudidada Jaaliyada Norway,waxaanu:

1.
Tacsi Qaran udiraynaa Dhamaan Umadda somaliland xukuumada iyo shacabkaba  Hujuumkii iyo weerarkii Axmaqnimadda iyo cadawnimada ahaa ee laga fuliyey Caasimada dalka ee Hargeisa ,waxanan leenayahay Masiibadaa Qaran ilaahay sahal haynagu dhaafiyo samir iyo iimaana ilaahay haynaga  siiyo intii ku dhimatay,wixii ku dhaawacmayna   ilaahay ha  caafiyo.
.
2. Canbaarayn : Waxaanu si wadajir ah u canbaaraynanaa falkaa axmaqnimada iyo doqonimadu ka muuqato.

3. Taageerida : Waxaanu tageero buuxda u soo diranaa Xukuumada iyo Umada Somaliland.
Guddida Jaliyada Somaliland ee Norway

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: