Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Mudane Cabdirahmaan Ciro iyo ku xigiinkiisa koowad Mudane Cabdicasiis Samaale ayaa maanta booqasho gaaban ku soo gaaray wadanka Norway.

Oslo, 12.09.08 (S.land.no),  Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Mudane Cabdirahmaan Ciro iyo ku xigiinkiisa koowad iyo Mudane Cabdicasiis Samaale ayaa maanta booqasho gaaban ku soo gaaray wadanka Norway SDWO (Norway 12/09/08) Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Mudane Cabdirahmaan Ciro iyo ku xigiinkiisa koowad iyo Mudane Cabdicasiis Samaale ayaa maanta booqasho gaaban ku soo gaaray wadanka Norway caasimadiisa Oslo .

 

Waxaana si diiran ugu soo dhaweeyay garoonka dayuuradaha ee Gardemoon gudoomiyaha xisbiga kulmiye ee laanta Norway Mudane Sulub,Faadumo Madar oo ah xubin xisbiga Ucid ee lanta Norway, Wakiilka Dahabshiil Axmed Cawad,Axmed Xaji Noor,iyo odayaal kale oo ka tirsan jaaliyadda.

 

Gudoomiyaha Wakiilada iyo ku xigiinkiisa kowaad waxaay uga sii gudbi doonaan magaalada saliida qaniga ku ah ee Stavanger oo aay kaga qaaybgali doonaan aqoonisweeydaarsi ku saabsan arimaha shidaalka.

 

Gudoomiye Cabdirahmaan iyo Samaale waxaay la kulmi doonaan maalinta bari oo sabti ah Jaaliyadda Somaliland ee Norway ayagoo warbixin ka siin doona xaalada guud ee dalka iyo dadkuba aay ku sugan yihiin.

Wixii wara ee ka soo kordha waxaan idiin balan qaadaaynaa in aan idiin soo gudbino.
diyaariya
Xassan waraabacadde
Oslo Norway

 

 USEFUL LINKS  Fatherhood     6 Serious Medical Symptoms      7 Silent Medical Conditions   Blood Pressure@Work    Malaria- Kaneecada  Daily Health Advice   Khat Report    Sports     Depression is increase in Somalis     History of  Somaliland      UK Immigrations – Somalia       Diabetes -Health      Somali & East  African Music   UK Entery Visa       Money  Computer      Quran Download     English football – Premiership          American Green Card    Crime          The Mad Mullah who shamed us in Somaliland Ramadan 
 

SOMALILAND DEMOCRACY WATCH ORGANISTION – NEWS PAGE
 
caasimadiisa Oslo. Waxaana si diiran ugu soo dhaweeyay garoonka dayuuradaha ee Gardemoon gudoomiyaha xisbiga kulmiye ee laanta Norway Mudane Sulub,Faadumo Madar oo ah xubin xisbiga Ucid ee lanta Norway, Wakiilka Dahabshiil Axmed Cawad,Axmed Xaji Noor,iyo odayaal kale oo ka tirsan jaaliyadda. Gudoomiyaha Wakiilada iyo ku xigiinkiisa kowaad waxaay uga sii gudbi doonaan magaalada saliida qaniga ku ah ee Stavanger oo aay kaga qaaybgali doonaan aqoonisweeydaarsi ku saabsan arimaha shidaalka.

 

Gudoomiye Cabdirahmaan iyo Samaale waxaay la kulmi doonaan maalinta bari oo sabti ah Jaaliyadda Somaliland ee Norway ayagoo warbixin ka siin doona xaalada guud ee dalka iyo dadkuba aay ku sugan yihiin.

Wixii wara ee ka soo kordha waxaan idiin balan qaadaaynaa in aan idiin soo gudbino.
diyaariya
Xassan waraabacadde
Oslo Norway

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: