HAMBALYO AROOS

Hambalyo       Hambalyo    Hambalyo
 
Anaga oo ah Jaaliyada Somaliland ee degan dalka Norway waxa aan halkan hambalyo uga diraynaa mudane Rahiid Saleebaan Xuseen iyo marwo Kaltuun Ismaaciil Jamac oo ku aqalgalay maalintii khamiistii 21.08.08 magaalada Boorame ee dalka Somaliland. magacyada hambalyada dirayaa waxay kala yihiin:
 
Gudoomyiha Jaaliyada Xuseen Aadan Cadib iyo Xaaskiisa
Gudoomiye ku xgeenka Jaaliyada Cabdirahman Maxamed Iyo Xaaskiisa
Afhayeenka Jaaliyada Kayse Cabdi Daahir iyo Xaaskisia
Axmed Cawed Iyo Xaaskiisa
Kayse Yusuf Xaashi Iyo Xaaskiisa
 Injineer Axmed Maxamud
Jaamac Cali Yacquub
Siyaad Timir Cali Iyo Xaaskiisa
Maxamud Aden Cadib iyo Xaaskiisa
Xaaji Jamac Nuur
Cabdi Ismaciil iyo Xaaskiisa
Bashiir Cali Cawed
Jabuutaawi iyo Xaaskiisa

Wiil iyo Caano, Gabadh iyo Caano

Aamiin!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!! Aamiin!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: