TACSI TIIRAANYO LEH OO AY DIRAYAAN BAHDA SOMALILAND.NO

“Geeridu waa xaq ee godkii alle ha kuu nuuriyo. Marxuum Faysal Xaaji Jaamac wuxuu ahaa shaqsi karaamo, ixtiraam iyo sharaf ku leh ummadda dhexdeeda, wuxuu ku sifeysnaa hawl karnimo iyo af-gaabnaano, qof bulshadu u wada siman tahay buu ahaa. Hase yeeshee qofna dunidan ku waari maayo, maalintiisii baa timi ee naxariistii janno alle ha ka waraabiyo.” Haddii, aanu nahay bahda somaliland.no waxa aanu tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii marxuumka. Dhamaantood samir iimaan alle ha ka siiyo isagana qabrigoo u nuura iyo janadii fardawsa ilaahay ka waraabiyo.

Aamiin!!!!!!!!!!!!!!! Aamiin!!!!!!!!!!!!!!!

 

    

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: