TACSI TIIRAANYO LEH

Tacsi ku socota G/xigeenka Golaha Wakiilada Somaliland, Mudane Sheikh Abdiasis Mohamed SAMAALE oo Hooyadii ku geeriyootay maanta 22.08.08 magalaada Hargeisa, ALLAH ha naxariistee. ! انا للة وانا الية راجعون : Inaa Lilaa wa Inaa Ilayi Raajacuun.


 
INAA LILAA WA INAA ILLAYHI RAAJACUUN.
 
Anigoo ah Jaaliyadaha reer Somaliland ee Degan dalalka kale ah:  Norway, Denmark, Sweden, Finland, USA, UK , Chine, Japan, Malaysia, Indai, Russia, Carabaha iyo wadankiiba , waxaan tacsi u dirayaa dhammaan ehelka , ubadka, reerkii, tafiirta, asxaabtiisa, iyo dhammaan inta nolasha ku taqaanay marxuumada  Hooyo : Amina Cise Habane oo maanta Jicme ah 22.August.2008 ku geeriyooday magaalada Hargeisa, Somaliland .
 
Waxaanu Tacsidan si gaara ugu diranaa: G/Xigeen Golaha wakiilada Somaliland, Mudane A/Asis Mohamed Samale iyo dhamaan reer Mohamed Samaale meelkasta oo kale joogaan iyo dhamaan dadweynaha Somaliland qurbo iyo gudaba.

Marxuumada Hooyo Amiina Cise Habane waxaanu ILLAHAY uga baryanaa dambi dhaaf iyo inay ku manaysto janadiisa fardows, dhammaanteena uu samir iyo iimaan inaga siiyo.Aamiin. amiiiiiiiiiiiiiiiiin, amiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: