Madaxwaynaha JSL oo caawa go´aan degdeg ah kasoo saaray arinta xoolaha

 

Warsaxaafadeed deg deg ah oo kasoo baxay madaxtooyada JSL caawa ayaa Madaxweynaha JSL waxa uu ku Go,aamiyay qodobadan : 

1)in Xoolaha Hadda Jooga Dekkeda la fasaxo .
2)in Muddada shanta bilooda ee Maxjarka ka hadhay Furitaankiisa aan la keenin Xoolo dambe ciddii keentana ay iyadu Masuuliyadeeda iska leedahay.
3)madaxweynuhu wuxuu Magacaabay Guddi ka kooban wasiirada Ganacsiga Xanaanada Xoolaha ,Arrimaha Gudaha , duulista hawada iyo G/cirka oo arrimaha Xoolaha xidhiidh kala yeelata Ganacsiga iyo Ganacsatada Xoolaha .

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: