OGEYSIIS KU SOCDA DADKA DEGAN NORWAY EE DHIBTA KALA KULMAY HELIDA RAAD TV INTERNATIONAL

Waxa la ogeysiinayaa dhamaan dadweynaha degan dalka Norway in RAAD TV uu si habsami ah u wado baahintiisa 24-ka saac ah. Hadaba, cidii dhibaato kala kulanta helida TV-ga ee dalkan waxa ay la soo xidhiidhi karaan Farsamayaqaanada:

  1. Cabdiwahaab Xasan Maxamed Tel.: 41294921.
  2. Maxamed Xuseen Yuusuf         Tel.: 95092584.

Iyaga ayaa kala xidhiidhi doontaa wixii cilad farsamo ah iyo sidii aad ku heli laheyd TV-gaba.

Mahadsanidiin

 

Maamulka RAAD TV

Xafiiska Norway

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: