TACSI KU SOCOTA QOYSKII MARXUUM SULDAAN MAXAMED CABDI CALI

Innaa Lilaalhi Wa Innaa Ilaahu Raajucuun
Anigoo ah xubnaha hoos ku qoran deggana dalka Norway, waxa aanu Tacsi murugo leh u diraynaa dhammaan eheladii, asxaabtii iyo guud ahaanba shacabka reer Somaliland meel kasta oo ay joogaanba geerida naxdinta leh ee ku timid Ilaahay ha u naxariistee Marxuum  SULDAAN MAXAMED CABDI CALI oo 26kii July 2008, ku geeriyoodey magaalada Garadag ee gobolka Sanaag.

Xubnaha tacsida dirayaa waxay kala yihiin:

  1. Maxamed Jaamac “Hure” iyo Xaaskiisa.
  2. Maxamed Cabdi Jaamac iyo Xaaskiisa.
  3. Xasan Yuusuf Ismaaciil iyo Xaaskiisa.
  4. Cabdilaahi Cali Dirir iyo Xaaskiisa.
  5. Axmed Cawad Ismaaciil iyo Xaaskiisa.
  6. Aadan Jaamac Cawad iyo Xaaskiisa.
  7. Cabdi Jaamac Cawad iyo Xaaskiisa.
  8. Maxamed Jaamac Cawad iyo Xaaskiisa.
  9. Siciid Faarax Cige iyo Xaaskiisa.
  10. Axmed Xusseen Ibraahim iyo Xaaskiisa.
  11. Maxamed Cabdi Ismaaciil.
  12. Yaasiin Faarax Ibraahim iyo Xaaskiisa.
  13. Daa´uud Aadan Ismaaciil iyo Xaaskiisa.
  14. Maxamed Ismaaciil Shire iyo Xaaskiisa.
  15. Axmed Jaamac Nuur.
  16. Axmed Culay Diiriye.
  17. Saleebaan Maxamed jaamac iyo Xaaskiisa.
  18. Cabdi Aadan Cadib iyo Xaaskiisa.
  19. Cali Cabdi Boodo iyo Xaaskiisa.
  20. Faarax Xusseen Axmed iyo Xaaskiisa.
  21. Kayse Jaamac Ismaaciil.
  22. Maxamed Nuur Axmed iyo Xaaskiisa.
  23. Xusseen Aadan Cadib iyo Xaaskiisa.
  24. Maxamuud Aadan Cadib iyo Xaaskiisa.
  25. Maxamed Cagacade iyo Xaaskiisa.
  26. Saleebaan Ibraahim Caabi iyo Xaaskiisa.
  27. Yuusuf Cabdilaahi Janaale iyo Xaaskiisa.
  28. Cabdiqaadir Jaamac Diiriye.
  29. Yuusuf Cabdi Cumar.
  30. Cabdirisaaq Saleebaan Gaas.
  31. Maxamuud Cismaan Cawad.

Samir iyo Iimaan Ilaahay dhammaanteenba ha innaga siiyo, isagana naxariistii Janno Illaahay ha ka waraabiyo.

AAMIIN!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!AAMIIN!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!AAMIIN!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!AAMIIN.

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: