BUSHAARO DADWEYNOOW BIL KHEYR WEEYE DHAHA

Oslo(sl.no) 24 july 2008 – RAAD TV INTERNATIONAL wuxuu ugu bushaareynayaa dadweynaha sharafta mudan ee ku nool qaarada Yurub iyo dalkan Norwayba in TV-ga toos looga daawan doono qaaradan yurub marka laga bilaabo maalinta Axada (27.07.08). waxaana laga daawan doonaa  Sattelite-ka: EUROBIRD 9, FREQUENCY: 11843, SYMBOLRATE: 27500, FEC: ¾.

Haddaba, waxa  la ogeysiinayaa dadweynaha in chanel-kan tv-ga baahin doonaa uu kiro yahay oo lagu isticmaali doono card. Hase yeeshee madaxda tv-gu waxay idiinku bushaareynaysaa in muddo bil ah aad ku daawan doontaan bilaash, wixii bishaa ka dambeeya se la idinka qaadi doono khidmad si loogu daboolo kirada chanel-ka.

Sidaa daraadeed waxa dhamaan dadweynaha sharafta leh laga codsanayaa in ay iska diiwaan geliyaan  xafiiska RAAD TV INTERNATIONAL  ee dalkan Norway.

Kala xidhiidh:  

Cabdillaahi Saleebaan Bidde:     Tel.: 95951715.

Cabdirisaaq Cismaan Fadal:       Tel.: 45457259.

 

Waad mahadsan tihiin

 

RAAD TV INTERNATIONAL

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: