Kooxda Oldboys Oslo oo dhamaantood hambaliyo iyo bogaadin u diraaya meherka A-qadir A.Warsame & Fathia A. Muse.

Dhamaan Kooxda Olboys Oslo oo bogaadin iyo hambaliyo hawada u marinaysa Ciyaartoyga qaaliga ah ee kooxda Oldboyska Mudene Abdiqadir Ahmed Warsame & Fathia Abdillahi Muse oo meherkoodu ka dhacay magaalada Hargeisa  maanta oo arbaca ah bishuna  tahay 10 July 2008.
Dhamaan kooxda olboyska oo tiraba gaadhaya 24 ciyaartooy,magacyadooda oo dhamaystirana halkan aan lagu soo koobi karin, waxay leeyahiin illaahay maherkiina haka dhigo meher kheyr qaba iyo wiil iyo cano, amiin amiin, amiin.

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: