Shirweynihii Xisbiga UDUB Laanta Sweden Oo La Qabtay

Sweden, Shirkan Xusbiga Udub ayaa 1-July ka dhacay magalada Stockholm halkaas oo ay isugu yimaadan wufuud fara badan oo ka kala socta tageerayaasha Xusbiga Udub ee dalka Sweden,waxaa shirka khadka telefonka ku furey isaga oo hargeysa ku sugan Md Maxamud Cabdi Malow oo ah xooghaya abaabulka iyo Wacyi galinta Xusbiga kana mida gudiga fulinta ee xusbiga Udub. Gudida Cusub oo kala ah, 1-Gudomiye Abdi Ali, 2-Gudomiye Ku Xigeen Abdilahi Aw Aden Raabi, 3-Xog haye Sitiin, 4-Xisabiye Saleeban Xaji Cumar
Kadib waxaa hadlakii la wareegey wakiilka Somaliland ee dalka Sweden Md Caydrus Sh Aden oo uga mahad celiyey sida wanaagsan ee gudigu usoo qaban qabiyeen shirka,kuna guubaabiyey hawalwadeenada Cusub ee xusbiga loo doortey in ay hawsha loo igmadey si xil kasnimo iyo dacadnimo uga soo baxaan lana shaqeeyan lamaha kale ee wadamada kale.

waxaa isna hadlo kooban ka soo jeediyey shirka Gudoomiyaha xusbiga Udub laanta Sweden Md Abdi Ali,ugu danbeeyn shirka ayaa kusoo gabogaboobey jawi faraxd leh iyad oo lagu balan sanyahay shirar kale oo xusbigu soo qaban qabin doono mustaqbalka Dhow, waxaana shirkii Xusbiga Udub Laanta Sweden logu doortey Gudi Cusub oo kla ah.

 

 
1-Gudomiye Abdi Ali
2-Gudomiye Ku Xigeen Abdilahi Aw Aden Raabi
3-Xog haye Sitiin
4-Xisabiye Saleeban Xaji Cumar

Xubnaha Xusbiga Udub Sweden

1-Marwo Raaxo
2-Marwo Seynab Ibrahim
3-Yusuf

Xidhiidhiyaha Xusbiga

1-Xusen Wadad Yare Abyen

Afhayeenka Xusbiga

1-Maxamud Cabdilahi Cilmi Abukoodh.

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: