Laanta Norway ee Xisbiga Kulmiye oo Guddi Cusub dooratay

Oslo, SL.no 30.06.0,  Shir ballaadhan oo ay isugu yimaadeen xubnaha Laanta xisbiga Kulmiye ee Norway 29-kii bishan june ayaa lagu doortay guddi cucub,Guddida la doortay waxay ka kooban tahay:
Sulub Ismail Warsame – Guddoomiye, Ali Mohamoud jama – Xoghaye ,Hassan Mohamed Ali – Khasnaji,lacaghaye),Hussain Hassan Gulaid – xubin (La Taliye), Maryan Mohamoud Ali – xubin 

Shir ballaadhan oo ay isugu yimaadeen xubnaha Laanta xisbiga Kulmiye ee Norway 29-kii bishan june ayaa lagu doortay guddi cucublaguna falanqeeyey arrimo badan oo muhiim ah. Arrimaha lagu gorfeeyey shirka ayaa badi ku saabsana danaha iyo ujeedooyinka Laanta Kulmiye ee Norway. Ugu horrayn wuxuu shirweynuhu ansixiyey xeer hoosaadka Laanta, xeerkaas oo ay ku qeexantahay hab maamulka iyo himilada laantu tiigsanayso. Xeer hoosaadku waxa kaloo qeexayaa sida loo dooranaayo hogaanka laanta iyo inta ay xilka haynayaan. Waxa shirka goob joog ka haa xubno culculus oo ka tirsan Xisbi qaranka Kulmiye, oo ay ka mid ahaayeen Xildhibaan Yusuf Maxmed Cali (Tukke), Mj Axmed muxumad Madar, Axmed Xaaji Nur, Axmed Cawad iyo xubno kale oo muhiim ah.

Shirweynuhu wuxuu isla qaatay, tusmana u dhigay sidii hawlaha laanta loo dardargelin lahaa, hawlahaas oo ku wajahan sidii Kulmiye Norway ugu diyaargaroobi laha Doorashooyinka Qaran ee innagu soo foolle.

 Guddida la doortay waxay ka kooban tahay:
Sulub Ismail Warsame – Guddoomiye
Ali Mohamoud jama – Xoghaye
Hassan Mohamed Ali – Khasnaji (lacaghaye)
Hussain Hassan Gulaid – xubin (La Taliye)
Maryan Mohamoud Ali – xubin

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: