Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan xubnaha Jaaliyadda Somaliland ee ku nool Magaalada

Waxaa la ogeysiinayaa dhammaan xubnaha Jaaliyadda Somaliland ee ku nool MagaaladaImage
Stockholm iyo nawaaxigeeda in la qabanayo xuskii 48:aad ee maalintii ay maxmiyaddii
Somaliland ka qaatay xoriyaddeeda boqortooyada Ingiriiska maalinta khamiista ah ee
ku beegan 26 June. Meesha xafladdu ka dhacaysaa waa waqooyiga Stockholm, Xaafadda:
TENSTA TRÄFF. SAACADDU MARKA AY TAHAY 17.00 GALABNIMO. Khamiista. 26.06.2008.

Haddaba, Dhalinyaro iyo waayeel, rag iyo dumar, iyadoo aan loo kala hadhin, ayaynu
si farxad leh halkaas ugu wada ciidaynaa, ee ha ka maqnaan oo ha mooggaan.

Gudoomiyaha Jaaliyadda Somaliland ee Stockholm
Cusmaan Aadan
0046-704996791

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: