Prof: Hussein Hassan Guleed oo loo doortay xubinta golaha dhexe ee Kulmiye u matalaasa Laanta Norway


Oslo, 17.06.08, Waxaa shirweyn hordhaca isagu yimid xubno badan oo ka mid ah Kulmiye Norway, shirkaas oo hordhaca ahaa waxaa laga hadlay 3 qodob ee soo socda: Ansixinta Sharcigii Laanta oo dhamays tiran. Dood dheer ka bacdi waxaa go,aan lagu gaadhay, qodobadan soo socda: Xubinta golaha dhexe ee Kulmiye u matalaasa Laanta Norway, Prof: Hussein Hassan Guleed.

Gudida Cusub ee Laanta waxaa la dooranayaa shirweynaha 15.Jun.2008.
Xeer hoosaadka Laanta waxaa la ansixinayaa shirweynaha 15.Jun.2008.
Waraysiga xubnaha martida inoo ah, waxaa dhacayaa 15.jun.2008. 
  
Ahmed Baruud Cige, Gudoomiyaha lanta Norway ee Kulmiye
  
Xubin Kulmiye:  Mudane Osman Greek iyo Mohamed Tahar

 Somaliland dadkayda iyo Somaliland dalkayga.
Xisbiga Kulmiye.Oslo, Norway. 
Kulmiye Party, Norway Branch
Chairman of Norway Branch : Ahmed Baruud CIGE.
Member of Kulmiye SC, from Norway Branch: Prof: Hussein Hassan GULED.
Acoun-ka Norway Branch: 15030507670, Dnb NOR BANK.

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: