TACSI TIIRAANYO LEH

Sabaad Muxumed Cabdillaahi iyo Odeygeeda Cabdirisaaq Cismaan Fadal iyo Dhamaan Reer Jaamac Aadan Qalabjaan. Waxay tacsi u dirayaan Salaan Cismaan Aadan iyo Caruurtiisa geeridii naxdinta laheyd ee ku timi xaaskiisii Marxuumad Xaali Maxamed Aadan oo maalintii shalay 10.06.08 ku geeriyootay Magaalada Dimishiq ee Dalka Suuriya.Tacsi taa la mid ah waxay u dirayaan qoyska Reer Maxamed Aadan.

Waxa ay leeyihiin dhamaan Caruurta, Ehelka iyo Asxaabtaba samir iyo Iimaan, Marxuumadana naxariistii janno alle ha ka waraabiyo.

Aamiin!!!!!!!!Aamiin!!!!!!!!Aamiin.

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: