Tacsi ku socota Ilma Abdi Ali Xandule (Abdi Oday) iyo dhamaan Degmada Allaybaday! انا للة وانا الية راجعون : Inaa Lilaa wa Inaa Ilayi Raajacuun

INAA LILAA WA INAA ILLAYHI RAAJACUUN.  
Anigoo ah Jaaliyada reer ALLAYBADAY/Somaliland ee Degan dalalka kale ah:  Norway, Denmark, Sweden, Finland,USA, UK ,Carabaha iyo wadankiiba , waxaan tacsi u dirayaa dhammaan ehelka , ubadka, reerkii, tafiirta, asxaabtiisa, iyo dhammaan inta nolasha ku taqaanay marxuum-ka  Abdi Ali Xandule (Oday) oo maanta jimco .06.Jun.2008 ku geeriyooday magaalada Hargeisa, Somaliland, isla maanta lagu aasay Hargeisa.
 
Waxaanu Tacsidan si gaara ugu diranaa: Maxamud Abdi Cali Ducaale, Muse Daakir, Xoghaye UHWA A/hakim Abdi, Sh. A. Abdi , A/Qani Abdi iyo dhamaan reer Xandule meel kasta oo aduunka kale joogaan iyo dhamaan dadweynaha Somaliland qurbo iyo gudaba.

Maxuun Abdi Ali Xandule (Abdi Oday) waxaanu ILLAHAY uga baryanaa dambi dhaaf iyo inay ku manaysto janadiisa fardows, dhammaanteena uu samir iyo iimaan inaga siiyo.Aamiin. amiiiiiiiiiiiiiiiiin, amiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.
Slaamu calaykum

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: