Tacsi ku socota reer AHMED SAMAALE DUCAALE (Fure) iyo dhamaan Degmada Allaybaday! انا للة وانا الية راجعون : Inaa Lilaa wa Inaa Ilayi Raajacuun

Anigoo ah Jaaliyada reer ALLAYBADAY ee Degan dalalka kale ah:  Norway, Denmark, Sweden, Finland,USA, UK ,Carabaha iyo wadankiiba , waxaan tacsi u dirayaa dhammaan ehelka , ubadka, reerkii, tafiirta, asxaabtiisa, iyo dhammaan inta nolasha ku taqaanay marxuum-ka  AHMED SAMAALE DUCAALE (Fure) oo maanta jimco 30.May.2008 ku geeriyooday magaalada Waraabo-jiro, Ethiopia, isla maanta lagu aasay magaaladaas. 
Waxaanu Tacsidan si gaara ugu diranaa: dhamaan ilama Ahmed Samaale iyo caruurta badan ee awowka yahay, waxaana tacsi gaara u diraan, walaalkii Muxumed Samaale iyo dhamaan tafiirta SAMAALE meelkasta oo ay joogto iyo dhamaan dadweynaha Degmada Allaybaday qurbo iyo gudaba.

Maxuun AHMED SAMAALE DUCAALE (fure) waxaanu ILLAHAY uga baryanaa dambi dhaaf iyo inay ku manaysto janadiisa fardows, dhammaanteena uu samir iyo iimaan inaga siiyo.Aamiin. amiiiiiiiiiiiiiiiiin, amiiiiiiiiiiiiiiiiiiin.
Slaamu calaykum

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: