TACSI TIIRAANYO LEH

Dhamaan Qoyska Reer Saleebaan Bidde oo kala ah:

1. Axmed Saleebaan Bidde.
2. Cabdillaahi Saleebaan Bidde.
3. Khadiija Saleebaan Bidde iyo Caruurteeda.
4. Aadan Cumar iyo Caruurtiisa.

Waxay tacsi u dirayaan dhamaan qoyska Ilma Macalin Caydiid, gaar ahaan Mustafe Macalin Caydiid iyo Xaaskiisa Hibaaq Cali Saleebaan Bidde. Geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Macalin Caydiid Muuse oo 28/05/08 ku geeriyooday Magaalada Hargeysa. Macalin Caydiid wuxu taariikh aan duugoobeyn ku leeyahay geyiga Soomaalidu degto, gaar ahaan magaalada Hargeysa. Isagoo ahaa culimadii Tiirarka u ahaa faafinta Diinta Islaamka.
Haddii aanu nahay Ururka Fanka, Hidaha iyo Dhaqanka (NOSHAACA) oo fadhigiisu yahay Maagaalada Oslo ee Dalka Norway, waxa aanu diraynaa tacsi taa la mid ah. Anagoo kala ah:

1. Cabdirisaaq Cismaan Fadal.
2. Ingeborg Vardoen.
3. Yuusuf Cabdillaahi X. Xasan “Buureed”.
4. Maxamed Aadan Cali “Himilo”.
5. Tanja Tegnander.
6. Cabdisamad Maxamed Cabdillaahi.
7. Cabdirashiid Cali Xamari.
8. Mustafe Tahar Sulub.
9. Axmed Ibraahin Caynaan.
10. Aadan Looshade.
11. Cabdi Jaamac Caabi “Qaboojiye”.

12. Cabdirisaaq Cismaan Muuse “Shiine”.

13. Sidiiq Aw Faarax.

Waxaanan leenahay Qoyskii, Qaraabadii iyo Asxaabtii uu ka baxay marxuunku samir iyo iimaan. Isagana Janadii Fardowsa Alle ha ka waraabiyo.

Aamiin!…………..Aamiin!………………….Aamiin!.

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: