Hanbalyo iyo bogaadin ku socota gobalnimada gobalka gabilayoo ka timid ururka horumarinta iyo waxbar‏ ee Alaybaday.

Aleybaday 26.05.08,Dhamaan bahwaynta ururka horumarinta waxbarahada dagamada allaybaday, UHWA gudo iyo dibadba waxay halakan hanbalyo boogaadin kal iyo laaba ku taageerayaan magacaabista iyo u wanqalida gobalka cusub ee gabilay oo maalintii shalay ahayd si buuxda loogu wanqalay gobalnimadiisa
hadaanu nahay bahda UHWA oo gargaar dhinca horumarinta waxbarashada ka waday mudo sadex sano ah kana hirgalisay dagmada Allaybaday oo ka tirsan gobalka gabilay in ka badan 11 dugsi oo cusub guno joogta ahna siisa tiro macalimiin ah 35 macalin bil walba mudadaa 3 sanno ah.

Waxananu balan qaadaynaa in aanu sii libinlaabno tageerada waxbarashada  ee aanu gobalka ka wadno waxananu ugu baaqaynaa dhamaan qurba jooga u dhashay gobalku  in ay gacan ka gaystaan maalgashiga iyo horumarinta dhinaca waxbarashda, caafimaadka iyo waxsoosaarka gobalka 
 
Muktar Sh. Aden, Taysa
UHWA London, UK

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: