TACSI GEERI TIIRAANYO LEH

Anagoo ku hadlayna magaca ururka “NOSHAACA” ee dhaqanka iyo fanka Somalida Norway, magaca masuuliyiinta iyo xubnaha ururka ee hoos ku qoran iyo magaca fanaaniinta iyo dhaqanyahanada joogga Norway. waxa aan u tacsi u diraynaa fanaanka Cabdirisaaq Cismaan Muuse “Shiine” iyo Axmed Maxamed Jaamac “Jabtiile”. Geerida naxdinta leh ee ku timi labada marxuum ee Jaamac Cali Ismaaciil iyo Sool Muuse Xirsi oo todobaadkii hore lagu wada aasay Hargeysa.

Magacyadda Ururka NOSHAACA:-
Cabdirisaaq Cismaan Fadal.
Ingeborg Vardoen.
Abwaan Cabdillaahi Saleebaan Bidde.
Maxamed Aadan Cali “Himilo”.
Tanja Tegnander.
Cabdisamad Maxamed Cabdillaahi .
Cabdirashiid Cali Xamari.
Mustafe Tahar Sulub.
Axmed Ibraahin Caynaan.
Aadan Looshade.
Cabdi Jaamac Caabi “Qaboojiye”.
Ilaahay samir iyo iimaan ha idinka siiyo iyana janadii ha geeyo.

Aamiin! Aamiin! Aamiin!.

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: