SARAAKIIL TIRADOODU TAHAY 20 OO TABABAR UGU KICITIMAY DALKA ITOOBIYA

Hargaysa (sl.no) 24 may 2008 – 20 Sarkaal oo ka tirsan ciidanka Qaranka Somaliland ayaa dhawaan tababar ugu kicitimay dalka Itoobiya.

20 kan sarkaal oo la sheegay inay tababar soo qaadandoonaan modo laba sanadood ah oo la xidhiidha arrimaha Milateriga, waxa ay gaadheen magaalada Addis Aababa oo uu uga bilaabmayo Tababarkaasi.

Maaha markii ugu horasay ee ciidamada Somaliland tababar u tagaan Itoobiya, iyadoo ay ka horeeyeen dhawr dafcadood ooh ore tababar ugu soo qaatay Itoobiya, kuwaas oo qaar kood soo dhamaysteen qaarna ay illaa hadda ku jiraan, kuwaas oo isgu jiray noocyada Ciidanka oo dhan.

Tani waxa ay qayb ka tahay cilaaqaadka u dhaxeeya labada dal oo marba marka ka dambaysa sii xoogaysanaya.

Gabileynews

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: