“OGEYSIIS” KONTIINAR LOO RARAYO DALKII

Oslo, dhamaan dadka reer SL ee degan Norway waxa lala socodsiinayaa in maalinta Arbacada ee bishu tahay 21.05.08 la soo dhigi doono Masaajidka Towfiiq hortiisa kontiinarkii aan halkan hore idiinkaga baahiney. Waxa uu oolayaa goobtaa ilaa Axada 25.05.08. Kontiinarka waxa la geynayaa Dekada Berbera.

Haddaba, qofkii daneynaya in uu alaab u diro dalkii ha ka faa´iideysto fursadan. waxa kale oo lagula socodsiinayaa in alaabta aad kontiinarkan ku dirto laguu geyn doono halkii aad ka doonto magaalooyinka dalka sida Hargeysa, Berbera,Burco iyo magaalooyinka kaleba.

Wixii faah-faahin dheeraad ah kala xidhiidh:
C/Qaadir Boos
Tel. 40612632 ama Cali Shiine Tel. 95708154.

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: