TACSI TIIRAANYO LEH, PROF. SICIID MEYGAAG SAMATAR

ALLAYBADAY, Education Development Agency UHWA iyo dhamaan Bahda Somaliland.no
UHWA USA iyo Bahda Somaliland.no Waxay tacsi hawada u Marinaynaa Ehelkii, Asxaabtii iyo shacbiweynaha SL, geerida ku timi Prof. SICIID MEYGAAG SAMATAR oo shalay oo bisha May ahayd 7 ku geeriyaday San Jose ee gobalka California ee wadanka maraykanka,

Mujaahid Said Maygaag Samatar, wuxuu tageero weyn u hayay Marshruuca kheryrka ah ee UHWA wado. iyo dhamaan ciddii waxqabad wadaba.

Waxaan anaga oo ku hadlayna magaca Bahda Somaliland.no iyo dhamaan UHWA dibada iyo gudaba aanu Tacsi u diraan,
dhamaan ehelkii iyo asxaabtii uu tagay Marxuun, Siciid.
waxa aanu illaahay uuga baaryaynaa marxuumka naxariis iyo
danbi dhaaf eheledii iyo asaxaabtii uu ka baxayna aduunka meelkasto oosair iyo imaan ka siiyo.
inaa lillaahi wa inaa ilayhi raajicuun

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: