OGAYSIIS MUXAAXADARO MAALINTA AXADA AH LAGU QABAN DOONO XARUNTA JAALIYADDA EE OSLO


Gudida Jaaliyaddu waxay ogeysiinayaan, dhamaan dadka degan Oslo iyo Nawaaxigeeda. In maalinta Axada ah uu muxaadaro diini ah ka jeedin doono xarunta jaaliyadda Sheekh Mustafe X. Ismaaciil Haaruun.

Saacada muxaadaradu bilaabmaysaa waa Saddexda Galabnimo(Kl.15.00).

Sidaa iyo ka faa´iidaysi wanaagsan.

Guddida Jaaliyadda

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: