TACSI GEERIDII MARXUUM Maxamed Ducaale Dhoolayare

Maxamed Cumar Cilmi(Dalamiye) iyo dhamaan dadka hoos ku qoran oo dhamaantood degan Oslo Norway, waxay tacsi u dirayaan Qoyska Reer Maxamed Ducaale. Geeridii naxdinta laheyd ee ku timi Marxuum Maxamed Ducaale(Dhoolayare) . Marxuumku wuxu ku geeriyooday Burco, Laguna aasay shalay. Dadaka kale ee tacsida dirayaa waxay kala yihiin:

1. Cabdilaahi Saleebaan Bidde.
2. Maxamuud Xusseen Cambaashe.
3. Cabdirisaaq Cismaan Fadal.
4. Cabdiqaadir Boos Awcabdi.
5. Axmed Baaruud Cige.
6. Cali Cabdi Maxamed.
7. Fuaad Maxamed Cabdilaahi.
8. Cali Cabdi Jaamac.
9. Xasan Yuusuf Ismaaciil.
10.Axmed Xaashi Cilmi.
11.Maxamed Cumar Kaahin.
12.Maxamed Ibraahin Cali Mire.
13.Cabdilaahi Bile Guure.
14.Maxamed Xaaji Ibraahin.

Dadkan dhamaantood waxay Reer Maxamed, Ehelka iyo Asxaabtaba leeyihiin samir iyo iimaan. Marxuumkana Janadii Fardowsa Alle ha ka waraabiyo. Aamiin! Aamiin!.

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: