TV-ga Cusub ee Af Soomaaliga Ku Baxa Raad Intarnational TV. oo shaaciyay halka laga heli karo ama laga

 

TV-iiga caalamiga ah ee cusub ee RAAD, ayaa labo todobaad kadib si toos ah hawada u soo gali doona ayaa uu soo kala galyaa laba xili oo isku dhow oo aan sidaasi u sii kala fogayn, markaa hadaad joogto wadamada hoos ku xusan waxa aad Raad Intarnational TV, aad ka eegan kartaa ama ka daawan kartaa sidan hoos ku xusan

1. Wuxuu soo galayaa 2’da May, 2008. Meelaha uu kasoo galayo waa Afrika,Asia, Middle East, Australia, iyo Europe dalalka qaarkood. The parameters of the Thaicom-5satelilite are: Frequency: 3551 Horizontal Symbol rate: 1333 FEC: 3/4 Transponder:4GL.

2. UK waxaa laga daawan doonaa bisha June horraanteeda.Frequenci-ga mar dambe ayaa lasoo sheegi doonaa.

Raad Intarnational TV.

Isha:Qaran

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: