OGEYSIIS SHIR MAALINTA SABTIDA KA DHICI DOONA XARUNTA JAALIYADDA SL EE OSLO NORWAY

Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan dadweynaha reer Somaliland ee degan Norway in uu booqasho inoogu yimi XildhibaanYusuf Mohamed Ali oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland.

Xildhibaan Yusuf Mohamed Ali wuxuu shir kula yeelaynayaa dadka reer Somaliland ee degan Norway xarunta Jaaliyada Somaliland oo ku taala hausmannsgata 31. Maalinta sabtida 12.04.08. saacada 16:00.

Wixii su,aalo ah ee ku saabsan shirkan fadlan kala soo xidhiidh guddida Jaaliyada.

Allaa mahadleh

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: