MAXAA DHACAYA HADII AAN KIRADA KU BIXIN WAAYO WAKHTIGEEDA?


Qofka guriga kaa kireeyay
wuxu ku waydiisan Lacag
dheeraad ah oo kirada ku
biiraysa.

Kuwo qaarkood intey canshuur ku saartaan
ayey weliba waxay kuu diraayaan innkasso.
Hadii aad intaas ka dib lacagta
bixin weydid ijaaraha guriga
waxaa uu ka codsanaayaa Namsmannen
(waa xafiiska fulinaya in guriga lagaa saaro)
in guriga lagaa saaro.

Markaa waa in aad iska bixisaa Kirada
Lagugu Leeyahay, Lacag dulsaar ah iyo
kr. 1.774 oo aad siinayso Namsmannen.

Waxa intaa weliba sii
dheer Lacag dulsar ah oo
”inkasso” qaadato iyo
Lacag ribo ah qofka
guriga lihi qaato.

Warbixinta oo dhan halkan ka akhri.

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: