Faa’iidooyinka wada shaqeynta waalidka iyo iskuulka

Waa muhiim in waalidiintu tegaan shirarka gaarka
ah ee ay macallimiinta la leeyihiin, shirarka loo dhanyahay
ee waalidiintu iskugu yimaadaan iyo dhaqdhaqaaqyada
kale ee dugsyada ka dhaca.
Waaya`aragnimadu waxay inna tusaysaa in marka
waalidiintu dugsiyada lug ku leeyihiin, midhahani
dhalanayaan:

  1. Maqnaasha ardaydaa yaraada
  2. Arday badan baa dhamaysata dugsiyada sare
  3. Arday badan baa gasha jaamicadaha
  4. Ardayda iyo waalidiintuba mabsuud bay ka noq daan dugsiyada
  5. Waxa macallimiinta u suura gala inn heerka aqoonta
    ee ardayda ay si sax ah u qiimaayaan
  6. Ardaydu darajooyin fiican bay helaan
  7. Tirada ardayda buuqda amma xeerka jebisa baa
    yaraada
  8. Natiijooyin wanaagsan bay ardaydu helaan imtixaannada
    akhrika iyo xisaabta
  9. Joogitaanka ardaydu dugsiga joogaan baa wuxu
    noqdaa mid farxadi ku dheehantahy, oo waxa yaraada
    cadaadinta ardaydu iscadaadiyaan.
  10. Xidhiidh adag bay waalidiintu yeelanayaan, iyagaana
    isgargaari doona. Xeer u dhexeeya oo ay caruurta
    kula dhaqmaan bay samaysanayaan

Warbixinta oo dhan ka akhri halkan

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: