TACSI “Col. Jaamac Cali Cilmi”

Oslo (sl.no) Arbaca, 19.03.08 – Waxa shalay ku geeriyooday Magaaladda Hargeysa Col. Jaamac Cali Cilmi oo ahaa saraakiishii ugu sareysay Ururkii Dhaqdhaqaaqa Wadaniga Soomaaliyeed ee SNM, ahaana sarkaalkii hogaaminayey ciidamadii qabtay dalka 1991. Haddaba, Jaamac waxa ku timi shalay geeri naxdin. Hase yeeshee inta qarankani taagan yahay magaciisu wuu jiri doonaa.

Haddaanu nahay bahda somaliland.no iyo dhamaan dadkan hoos ku qoran waxa aanu tacsi u direynaa dhamaan shacbiweynaha JSL, Golayaasha Qaranka, Axsaabta Mucaaradka iyo Gaar ahaan Qoyskii uu ka baxay Jaamac Cali Cilmi. Waxaanu ilaahay uga baryeynaa inu naxariistii janno ka waraabiyo Qaranka SL-na samir iyo iimaan ka siiyo.

Aamiin! Aamiin!!!!!!!!!!!!!!

Marxuumka waxa tacsi u diraya dadka hoos ku qoran:

1. Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani

2. Suldaan Cismaan Suldaan Cali.

3. Cabiraxmaan Maxamed Cabdillahi ”Ciro”

4. Cabdiraxmaan Ducaale.

5. Axmed Xuseen Oomane.

6. Cawil Cali Ducaale.

7. Cali Maxamed Warancade.

8. .Ismaaciil Axmed Ismaaciil.

9. Cabdilaahi Saleebaan Bidde.

10. Xasan Jaamac Bacad.

11. Daahir Warsame Yuusuf.

12. Maxamuud Maxamed Nuur.

13. Xasan Xaaji Cabdi.

14. Ismaaciil Siciid Caraale.

15. Fuaad Sheekh.

16. Axmed Aadan Dheri.

17. Maxamuud Xaaji Diiriye.

18. Cabdirisaaq Cismaan Fadal.

19. Maxamuud Sheekh Dalmar.

20. Cabdillaahi Ismaaciil Madoobe.

21. Axmed Maxamed Doobaje.

22. Cabdilaahi Aadan Geedi.

23. Xuseen Saalax Muuse.

24. Cismaan Jaamac Cali.

25. Cali Dhagaweyne.

26. Cismaan Xaaji Jaamac.

27. Farxaan Dhakaweyne.

28. Maxamuud Cismaan Faarax “Moholin”.

29. Maxamed Cabdiqaadir Caseyr.

30. Ismaaciil Kabadhe.

31. Aniis Faarax Suusle.

32. Rashiid Sheekh Aadan.

33. Cumar Bile Aadan.

34. Maxamed Cismaan Fadal.

35. Maxamed Ismaaciil Bulaale.

36. Cabdiqaadir Mahdi Xaashi.

37. Cabdilaahi Diiriye Awguuleed.

38. Yuusuf Dirir.

39. Xaaji Wilsan.

40. Aadan Cabdi Geele “Aadan Badow”.

41. Ismaaciil Cabdi Baaruud.

42. Aadan Axmed Cilmi “ Baradho”.

43. Cabdi Awdaahir Cali.

44. Maxamed Cabdi Gaboose.

45. Cabdirisaaq Cali Rigaax.

46. Maxamed Ibraahin Colaad.

47. Maxamuud Cabdiqani A. Wadaadiid.

Samir iyo Iimaan Khaalisa

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: