SIYAASIGII WEYNAA EE CABDILAAHI MAXAMUUD HIRAD OO KU GEERIYOODAY WADANKA MARAYKANKA

Oslo(sl.no) – Alle ha u naxariisto Cabdilaahi Maxamuud Hirad oo ka mid ahaa Siyaasiyinta Waaweyn ee Soomaaliya iyo Somaliland ayaa 07.03.08 ku geeriyooday Gobolka Virginia ee cariga Maraykanka, halkaas oo uu sanadihii u dambeeyay degenaa.
C/laahi Maxamuud Hirad waxa uu jagooyin sare ka soo qabtay dawladii soomaliya, waxa aanu ahaa nin si weyn looga qadariyo loogana yaqaan dhulka soomalidu degto oo dhan.

Marxuumka waxa 08.03.08 lagu aasay Gobolka Virginia ee dalka Maraykanka, halkaasoo ay aaskiisa ka soo qaybgaleen dadweyne aad u badan oo ku dhaqan wadankaas,waxaana loo aasay Marxuunka si aad u sareeysa.

Marxuumka waxa tacsi u diraya dadka hoos ku qoran:

  1. Ismaaciil Axmed Ismaaciil.
  2. Xasan Jaamac Bacad.
  3. Daahir Warsame Yuusuf.
  4. Maxamuud Maxamed Nuur.
  5. Xasan Xaaji Cabdi.
  6. Ismaaciil Siciid Caraale.
  7. Fuaad Sheekh.
  8. Axmed Aadan Dheri.
  9. Maxamuud Xaaji Diiriye.
  10. Cabdirisaaq Cismaan Fadal.
  11. Maxamuud Sheekh Dalmar.
  12. Cabdillaahi Ismaaciil Madoobe.
  13. Axmed Maxamed Doobaje.
  14. Cabdilaahi Aadan Geedi.
  15. Xuseen Saalax Muuse.
  16. Cismaan Jaamac Cali.
  17. Cali Dhagaweyne.
  18. Cismaan Xaaji Jaamac.
  19. Farxaan Dhakaweyne.
  20. Maxamuud Cismaan Faarax “Moholin”.
  21. Maxamed Cabdiqaadir Caseyr.
  22. Ismaaciil Kabadhe.
  23. Aniis Faarax Suusle.
  24. Rashiid Sheekh Aadan.
  25. Cumar Bile Aadan.
  26. Maxamed Cismaan Fadal.
  27. Suldaan Cismaan Suldaan Cali.
  28. Suldaan Maxamed Suldaan Xirsi Qani.
  29. Maxamed Ismaaciil Bulaale.
  30. Cabdilaahi Saleebaan Bidde.
  31. Cabdiqaadir Mahdi Xaashi.
  32. Cabdilaahi Diiriye Awguuleed.
  33. Yuusuf Dirir.
  34. Xaaji Wilsan.
  35. Aadan Cabdi Geele “Aadan Badow”.
  36. Ismaaciil Cabdi Baaruud.
  37. Aadan Axmed Cilmi “ Baradho”.
  38. Cabdi Awdaahir Cali.
  39. Maxamed Cabdi Gaboose.
  40. Cabdirisaaq Cali Rigaax.
  41. Maxamed Ibraahin Colaad.
  42. Maxamuud Cabdiqani A. Wadaadiid.

Qabriga allah ha u nuuriyo, janadiina allah ha ka waraabiyo

Aami! Aamiin!

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: