
Oslo city council
Doorashadii Golayaasha deegaamadda ee Norway ee dhacday sanadkii hore ee 2007 ayaa waxaa guud ahaan codaynta dadka ajaanibka ahi ay kor u kacday 3 %. Kor u kacan ayaa waxaa ugu sareeya dadka soomaalida ah oo iyagu marka la barbar dhigo doorashadii hore ee 2003 kor codbixintoodu u kacday 13%. Guud ahaan dadka soomaalida ah ayaa waxaa codeeyey 37,6% halka kuwa Pakistan ka yimidna ay 45 % ay codkooda isticmaaleen.
Qiyaastan ayaa tusaysa in dadka soomaalida ahi ay la soo qabsanayaan dalkan, isla markaana fahmayaan habka siyaasadeed ee ka jira. Waxaana la sugayaa in madaama ay weli dalka ku cusub yihiin ay codayntoodu kor u kici doonto.
Daraasada oo dhan halkan ka akhri
U dhaaf Halcelis