Serbia oo safiirkeedii Norway ka qaadatay

Oslo (somaliland.no) Iyadda oo ay ugu wacantahay cadho ay ka cadhoodeen ictiraafka ay Norway shalay ictiraaftay Kosovo ayaa waxaa ay maanta go’aan ku gaadheen in ay u yeedhaan safiirkii u fadhiyey magaaladda Oslo. Serbia ayaa arintan oo kale ka sameysay wadamada Maraykanka, Faransiiska iyo Jarmalka.

Arintan ictiraafka ayaa waxa kale oo ay ka cadhaysiisay dalka Ruushka oo ay Norway jaar yihiin. Sidoo kale ayaa waxaa uu raysal-wasaaraha dalka Norway Jens Stoltenberg sheegay in go’ aankani ahaa mid aad iyo aad ugu adag, maadama uu xidhiidh wanaagsan oo shakhsiyadeed la leeyahay dalka Serbia. Jens Stoltenberg ayaa qayb ahaan ku soo koray dalkii hore la iskugu odhan jiray Yuguslavia. Halkaas oo uu aabihii muddo 20 sanadood ah ka ahaa safiir.

Si kastaba ha ahaatee Norway ayaan ka hadhin xalafadooda reer galbeed oo badanaaba u jandheedha dhinaca Kosovo.

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: