Norway oo dhawaan aqoonsan doonta Kosovo

Waxaan idin ogaysiinayaa inay Norway u aqoonsan doonto Kosovo dal madax banaan, Sidaas waxaa sheegay wasiirka arimaha dibade ee Norway Jonas Gahr Støre.

Wasiirka isagoo hadalkiisii sii wata waxaa uu qoray sidan;

-Waxanu u aragnaa inaanay ka fursanay in Kosovo loo aqoonsado dal madax banaan. Madaxbanaanida Kosovo waxaa ku xidhan wadanka horumarkiisa dhaqaale iyo kan siyaasadedba. Waxaa haboon inay rayil caalamku meel arinkan iska wada taagaan oo ay aqoonsadaan Kosovo. Xalada Kosovo waa xaalad gooni ah. Ilaa 1999 waxaa mamulka Kosovo gacanta ku hayay UN. Taasina waxay dhib yaraynaysaa in la aqoonsado. Goorta lagu dhawaaqi aqoonsiga Kosovo weli wakhti looma qaban.

Jeg kan i dag opplyse at Norge kommer til å anerkjenne Kosovo som en selvstendig stat. Det er flere grunner til at vi er kommet til denne konklusjonen, sier utenriksminister Jonas Gahr Støre.

– Dessverre er det ingen grunn til å tro at videre forhandlinger kan lede til en omforent løsning på status-spørsmålet. Samtidig er det ikke lenger mulig å holde fast ved status quo. Det er behov for klarhet omkring fremtidig status for at Kosovo kan utvikle seg økonomisk og politisk. I den situasjonen er det viktig at det internasjonale samfunn står så samlet som mulig. Det vil i seg selv være et bidrag til klarhet og stabilitet. Les mer: http://www.regjeringen.no/nb/aktuelt/nyheter.html?id=1170

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: