DHANXIIR IYO MURTIDA MAANTA.

Madaxweyne Rayaale maantana wuxuu waysada u biyeystay sidii Carabta dhabarka inoo jeedisay

Maansha Allaah; Alleylehe, Madaxweyne Rayaale wuu ka soo dhalaalay baadidoonka aqoonsigeenna, mar haddii la yidhi, maantana wuxuu waysada u biyeystay sidii Carabta dhabarka inoo jeedisay uu wejigooda innoogu soo jeedin lahaa oo weliba uu Abu Dabay ka bilaabayo, saxaafaddiina ku yidhi, waxaad barateen inaad I qod-qodaan oo aan sirta qaranka idiinka war-sheekoodee maalin dambe haygu soo saqajaamina.

Weger; Ictiraafkaaba dhac. Adeer, waxa lagaa yidhi, Abu Dabay baayacmushtar mooyee siyaasad looma tagee, ma wershadihii aynu Jarmalka ku sugaynayey ayaa Imaaraadka Carabta markab kula soo caaryey, mise macdanta gurta ayuu heshiis kula soo gelayaa, waxaanse ku weydiiyey ninka wax qarsanaya ayaa saxaafadda ka didee bal waxan uu warbaahinta ku qaadacay hoos ma loo dayey! Cajab!

jamhuuriya

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: