Afghanistan oo si rasmi ah u ictiraaftay Kosovo

Dalka Afghanistan ayaa ah dalkii ugu horeyey ee jawaabtii reer Kosovo doonayeen ka soo bixiya 192 waraaqood ee madaxda reer Kosovo u kala direen dalalka aduunka ku yaal. M/weynaha Maraykanka ayaa isagu noqday hogaamiye-daleedkii ugu horeeyey ee afka ka sheega, laakiin sida ay la sheegay beri oo salaasa ah ayuu Maraykanku si rasmi ah u aqoonsan doonaa dalka Kosovo.

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: