Afartii nin ee ugu danbeeyey afduubayaashii hayada GAA oo maanta lagu qabtay tuulada Waqderiya.

Hargeysa(somaliland.no) Mar hadii gacanta lagu soo dhigay budhcadii waxa la ogaan doonaa dhawaan sababihii ku kalifay falkan iyo cidii ka dambaysay.

waxaa maanta gacanta ku dhigay dadka deegaanka tuula-xeebeedda Waqderiya oo ilaa 60km w/bari kaga toosan ceerigaabo afartii nin ee ugu danbeeyey afduubayaashii 3casho ka hor ufduub ugu geystey Gudoomiyaha hay””ada GAA (germany agro- action) oo ka hawl gasha gobolka Sanaag kaas oo ka shaqayn jirey beeraha, iyada oo isla saaka magaalada la soo gaadhsiiyey mid ka mid ah nimankii afduubayaasha ahaa oo ay ciidamada Somaliland gacanta ugu dhigeen isaga oo dhaawac ah, ayaa hada madaxda gobolku noo xaqiijisay in gacanta lagu dhigay afartii nin ee hadhay kuwaas oo saacadaha inagu soo aadan la soo gaadhsiindoono magaalda ceerigaabo.

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: