Ogeysiin Jaaliyadda Oslo

Waxa la ogeysiinayaa dhamaan waalidiinta degan magaaladan Oslo
In xarunta jaaliyadda laga furi doono maalinta sabtida ee 16/02/08 goob quraanka loogu dhigo caruurta.

Maalmaha malcaamadu furnaan doontaa waa Sabtida iyo Axada todobaad kasta. Wixii faahfaahin saacada iyo is qoridaba waxad kala xidhiidhi kartaan macalinka oo magaciisa la yidhaahdo: Maxamed Cabdi Aadan(maxamed sayid) Tlf. 47456411.

Waxaanu rajeynaynaa waalidiin badan oo meel u la`aa caruurtoodu inay ka faa`iideysan doonaan fursadan.

Guddida Jaaliyadda

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: