Laba nin oo ingiriis ah oo lagu qabtay 50 kiloo oo jaad ah

Maaha wax lala yaabo in qiyaas sidaa u badan oo mukhaadaraad ah la joojiyo marka ay noqoto qaadka ayuu dagbladet.no ku yidhi hogaamiyaha hawshan ee booliska Stavanger Tormod Rostøl.

Sida uu sheegay booliska Stavanger ayaa qaadka magaaladdan laga soo dajiyaa uu yahay mid loo sii gudbiyo magaaladda Oslo. Laakiin waxay sheegeen in ay adagtahay in la sheego meeshii uu u socday qaadkani.

Qofka Maalintaa ilaaladda haystay oo magaciisa la yidhaa Eirik Jansen Bakkedal ayaa sheegay in imika ay nimankani gacantooda soo galeen oo wareysi laga qaadi doono.

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: