Ogeysiis Shir Jaaliyadda Norway ee Oslo Axad 03.02.08 Goobta Xarunta Jaaliyadda

Waxa la ogeysiinayaa dhamaan xubnaha jaaliyadda Sl ee Oslo in 03.02.08 uu ka dhici doono shir muhiim ah xarunta jaaliyadda, saacada shanta galabnimo. Shirkaa oo lagaga hadli doono arimaha jaaliyadda iyo baroordiiq loo sameyn doono Abwaan Xasan Sheekh Muumin.

Waxa lagu adkeynayaa xubnaha jaaliyaddu in ay ka soo qeyb galaan shirkaa, wakhtigana ilaaliyaan.

Guddida Jaaliyadda

Leave a Reply

Please log in using one of these methods to post your comment:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: