Comments for WWW.SOMALILAND.NO

Comment on Daawo muuqaalka shirweynaha KULMIYE by dan gar
qabill layskuma raaco waxa laysukuma  raaca daacad iyo midnimo siillanyo shanta sano ee la doortay maxa loola jeed talow se maxa ka dembi dona hal bacaad laguu lise dhehe dorshada siilnyo  soomalilnd norway websitakeedii  ku kama mamuul aha qoralaaka ku soo baxay ee  waa argtid  akhristayashaa un

Comment on Kontakt/Xidhiidh by cabdiraxman xuseen
waxan ubaahanahay guryaha ay shirkadu dhisto kuwa ugu quruxda badan hadii aad ii soo dirikartaan .waad mahadsantihiin

Comment on Maxaa Inoo Qabsoomay Maxaase Inaga Qabyo ah by Hamsa Mohamed
Waxaa maalintii khamiistii lagu qabqabtay saddex ruux oo soomaali ah magaaladda Oslo. Dhamaan dadkan ayaa ahaa qaar ka shaqaysta meheradaha sida gaarka ah soomaalida loogu yaqaano ee telefoonadda laga dirto iyo xawaaladaha. Qab-qabashaddan ayaa keentay in saxaafaddu mar kale daba gasho oo ay fiiro gaar ah u yeelato qoomiyadda soomaalida ah ee dalka Norway deggan.

“Arintan ayaa dadka soomaalida ah ku noqotay ka daroo dibi dhal” iyadda oo la ogyahay tuhumadii hore iyo eedaymihii hore ee dadka soomaalida ah ee dalkan Norway deggan hore loogu soo jeedin jiray. Eedaymahaas oo ay ka mid ahaayeen kufsi, dhac, gudniin, shaqo-la’aan iyo dhaqan xumooyin kale oo aan halkan lagu soo koobi karahayn.

Nimankan oo isla markii la xidhay iyaggana lagu soo qabqabtay saddex nin oo kale dalka jaarka la ah Norway ee Sweden ayaa hadaba waxaa lagu eedeeyey arin hore soomaalida loogu tuhmay oo ahayd in ay argagixisadda maalgeliyaan. Tuhunkan iyo qab-qabashadan khamiistii ayaa soomaalidu u turjunteen “wixii xunba xaawaa leh” halkan khubaraddii iyo saxaafaddii dalkana ay u dhaqaaqeen dhamaan wixii khabiir ku sheeg ahaa ee soomaali wax ka yaqaanay.

Waxaa isla markiiba la isla gartay in la rogo aray bixin cusub oo aanay soomaalida Norway hore u maqal oo ah “AL-SHABAAB” taas oo lagu sheegay in ay yihiin niman biraha calaashadda oo khatar ah. Waxaa intaa la sii raaciyey in nimanka la xidh-xidhay ay kooxdaa iyagga ah lacag u direen oo ay taageereen. Erey bixintan ayaad moodaa in lala helay dadka soomaalida ah ee dalkan deggan oo aad moodid in aanay fahmin habka loo isticmaalo saxaafadda. Waxyaabaha lagu dhaleeceyn karana waxaa ka mid ah in ay hor kacayaan oo dhibaatadda iyo jabka lala maaganyahay u sacabtumayaan isla markaana ay qayb ka qaadanayaan.

Tusaale ahaan waxaa jirtay in maalintii jimcaha ahayd saxaafadii dalka joogtay oo dhami is hor tubeen goobtii ay dadka soomaalida ahi ku tukadeen salaadii jimcaha. Markii salaadii laga soo dareeray ayey saxaafadii mikrifoonadoodii iyo qalimaantoodii la soo kala baxday si ay su’aalo uga waydiiso waxyaabihii dhacay. Jawaabaha ay halkaa ka heleen ayey ka mid ahaayeen “ANAGAA AL-SHABAAB AH” iyo “ANAGA AYAA DIYAAR U AH DAGAAL iyo MAALGELIN DAGAALNA HII IYO HOOBA LA KORTAAGAN”

Jawaabaha noocan oo kale ah ayaa hadaba waxaa isweydiin leh ku haboonaanta ay ku haboon yihiin wakhtigan isaga ah ee aynu ku jirno, iyo xaaladda dadka soomaalida ah guud ahaan. Ujeedada maqaalkani maaha dhaleeceyn, laakiin se waxaa waajib ah in la isku sheego wixii dhibaato mooyaane aan faa’iido ku jirin.

Ugu danbeyntii waxaa aan wax wanaagsan ahayn in dhaleeceyn oo keli ah lagu soo koobo maqaalkan. Isla marka khaladka la sheegayo waxaa muhiim ah in wixii fikrad XAL ah la soo gudbiyo. Hadaba fikrad ahaan halkan waxaa lagu soo jeedinayaa in la helo oo soomaalida dhexdeeda looga baahanyahay kala-danbeyn iyo in la isku dayo wixii hadal saxaafadda loo sheegayo in la miisaamo oo laga fikiro hadaladda lagu hadlayaa cawaaqiibta ay keeni karaan. Waxaa kale oo muhiim ah in aan la isku dirin oo aan la iska soo horjeedin dadka shicibka ah ee dalka u dhashay. Taas oo aan ula jeedo in aanu mushtamacu guud ahaan aanu dadka soomaalida ah xumaan la doonayn ee ay jiri karaan koox yar oo saxaafadda u adeegsata kala fogeynta iyo isku dirka dadka.

Ugu danbeyntii halka imika xaalku marayo ayaa ah in lix qof ee Norway iyo Sweden lagu xidhay in saddex ka mid ah la sii daayey. Laba waxaa lagu sii daayey Norway halka hal kuwii Sweden laga sii daayey.

Ka Norway lala hadhay ayaa la sheegay in telefoonkiisa la dhagaystay isaga oo la hadlaya “Dad xagjira” oo ka tirsan wax lagu sheegay ururka “AL-SHABAAB”.

Comment on Waxan Rajeynayaa in Boolisku aanu Imikana Si Khaldan Wax u Qaban by Ali
Somalis are one the largest groups in norway. Why do you guys take this shit from Norwegians. Go out mobilize and demonstrate- fight back- peacefully. But the problem you guys are divided.

Ali

Comment on Gobolka Sanaag oo xaalad dagaal ku jira Caawa iyo ciidamo is hor fariistey iyo weliba qeylo dhaan by jamac
salaaam somaliland

Comment on WARGEYSKA GEESKA AFRIKA OO WARAYSI UU ARIMO BADAN KAGA HADLAYO LA YEESHAY ISMAACIIL BUUBAA by Mire
Waa kuma Ismaaciil Buuba?

Ismaaciil Buubaa wax uu jiray geedi siyaasadeed illa 1991 kii. Waxa uu ahaa wasiirkii ugu horeeyay ee Maaliyadda ee Somaliland.  Isaga iyo saleebaan gaal oo isna  xilligaas ahaa wasiir ayaa, ilsla sanadkii1991 u tegay Muqdisho si ay ula soo xaajoodaan Gen. Caydiid.

Dadkii wax ka ogaa arrintani, waxa ay sheegeen in Mr Buubaa uu markaasba ka tashaday Somaliland, halka qaar kalena qabaan in aanu haba yaratee aaminsnayan in Somaliland ka madax banaanaato Somaliweyn.

Waxa uu hormuud ka ahaa Fikradii lagu hoobtay ee Federalka, waxaa uu afhayeen u ahaa shirkii uu Gen. caydaiid samaystay ee lagu dhisay dowladii salbalaadh.

Markii uu Mr Buubaa uu waayay xilkii madaxweyne ku xigeenimmo, oo laga siiyay Cabdiraxmaan Tuur, Kii wassarada arimaha debeddana Jaamac yare.

Waxa uu Mr Buubbaa u baqoolay Xagga waqooyiga muqdisho.

Sidaas ayay ku socotay siyaasada reer guuraanimada ku dhisan ee Ismaaciil Buubba.

Hadda waxa u quusgooyay Mr Buubbaa waa laba arrimood.

1) Dawladda itoobiya oo iska soo taagtay xidhiidhka  dhow ee uu dunida Carabta la lahaa.

2) Iyo xidhiidhkan cusub ee Somaliland  iyo USA

Waxa iska cad in hadda uu  Ismaaciil raadinayo daaqad uu ka soo galo masraxa siyaasadeed ee Somaliland.

Su’aashu waxa ay tahay, hadda oo doorasho soo dhowdahay , ma sidii ay u kala horrorsadeen Udub iyo Kulmiye Cabdiraxmaan Tuur ayay haddana yeeli doonaan????  oo Buubbaa u kala dheerayn doonaan.

Waa la eegi doonaa

Comment on Xukuumada Somaliland oo Jawaab Kulul Ka Bixisay Hadalkii Ka Soo Yeedhay dagaal ooge Cabdillaahi Yuusuf. by Hassan Sahil
ISIRNIMO DHUL MA QAADO, DHULBAHANTANA SOMALILAND AYUU KU DHASHAY, HOOYADIINA WAXAY KA DHALATAY BEESHA ARAB, AABIHIINA MARKUU GUURSADAY DHUL TUNKA KUMA SIDAN

UU KA SOO QAADAY MAJEERTEENIA

Qore: Xasan Saxil oo deggan dalka B. Sacuudiga

Haddii ay isirnimo dad dhul siineyso, ogobay hore ayuu aduunka oo dhami fooda isla geli lahaa, Somaliya ayaa isirnimo u sheegan laheed dalalka ay jiiraanka yihiin ee Itoobiya iyo Kiiniya, Somaliland ayaa u sheegan laheed walaalahooda Jabourti, iyo “Reserve Area” oo ay deggan yihiin dad soo isir raaca Jumhuriyadda Somaliland.

Somaliland waxay hore ugu sheegtay, Md Cabdillahi Yussuf in aanay haysan dhul ka baxsan xuduudaha caalamiga ah ee loo yaqaano Somaliland, Md Cabdillahina dhulkan kuma qaadi karo isirnimo, isla markaana xaga dambe kama marin karo Majeerteeniya.

Md, Cabdillahi oo si fiican u yaqaana xuduudaha Somaliland, ayaa baryahan dame is carab tiraya isaga oo aad moodo, sida uu idaacadaha ka sheego in uu mar la dhashay wiilka yaraa ee beerka looga saaray.  Waa nin weyn, bale waxaad moodaa in uu ilaaway taariikhdii taxanaha soo aheed ee ay soo martay Jumhuriyada Somaliland.

Md Cabdillahi, waxa kale oo ilaaway,  in ay Madaxda ururka SNM aheed kuwii ka baajiyay dil uu ku xukumay, Mengiste Haile Mariam, waagii uu ku xidhnaa jeelka weyn ee Misi Diinle, ka dib markii ay soo ogaadeen sir-doonkii Ururka SNM ee waagaasi jiray.

Hadaba, aniga oo ku hadlaaya afka Muwaadinka aan ahay ee Somaliland iyo magaca shacbiga Somaliland ee sharafta badan, waxaan leeyahay Md. Cabdillahi Yusuf “iska soo mar waa kuu mubaax marinkaad doontaaye”, haddii dhulka baaxaadaa leh aad fujin karto, isla markaana dhinaca dambe ka marin karto, gobolka Majeerteenia, waa kuu fasax.

Waxaan kaga baxay faaladan aan ku dheeraaday, Cabdillahiyow, Marna Taagtaa, Marna Tamartaa.