Hanbaliyo Meher oo ka timid Xafiiska somaliland ee Norway.

Dhamaan xubnaha xafiiska Somaliland ee Norway waxay hanbalyo Meher ah Hawada u marinayaan Moxamaed Jamaac Warsame (Bensal) iyo Nimco Xasan Aadan oo Meher koodu ka dhacay 08.04.2009 Huteel Mansoor Ee Hargeysa. Waxaanay leeyihiin noqda ku wii aqalgalkooda ku gaadha bash bash iyo barwaaqo. Aamiin,Aamiin,Aamiin.

Xafiiska Somaliland ee Norway

Abdi-kuriya

Leave a Reply

You must be logged in to post a comment.