Saraakiil Ka Tirsan Wasaaradda Arimaha Dibadda Ee Dalka Norway Oo U Xaqiijiyey Masuuliyiinta Xisbiga UCID In Norway Goob Joogayaal U Soo Diri Doonto Doorashooyinka Ku Soo Fool Leh Somaliland.

Saraakiil Ka Tirsan Wasaaradda Arimaha Dibadda Ee Dalka Norway Oo U Xaqiijiyey Masuuliyiinta Xisbiga UCID In Norway Goob Joogayaal U Soo Diri Doonto Doorashooyinka Ku Soo Fool Leh Somaliland(Sawiro). Oslo(Ramaas) Feb.14, 2009 – Weftigii ka socday Xisbiga UCID ee ay hogaaminayeen Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi iyo Gudd. Xisbiga Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa [...]

Wefti Ka Kooban Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Iyo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Habeenkii Xalay Booqasho Ku Yimi Oslo.

Oslo(Ramaas) Feb.13, 2009 – Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi iyo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Md. Faysal Cali Waraabe ayaa xalay saqdii dhexe si diiran loogu soo dhaweeyey dhabaha diyaaradaha ee magaalada Oslo.

Masuuliyiinta Sar-sare Ee Xisbiga UCID Iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Maalinta Khamiista Feb.12, 2009 Booqasho Ku Imanaya Oslo

 Weftisharaf ka kooban gudoomiyaha Golaha Wakiillada iyo gudoomiyaha Xisbiga UCID, Mudane Cabdiraxmaan Abdilahi Cirro iyo Mudane Feysal Cali Waraabe, ayaa maalinta khamiista 12.feb.09, booqasho ku imaan doona wadanka Norway,caasimadda Oslo.
Hadda inta uu weftigani ku sugan yahay magaalada Oslo waxay shir weyn oo ay ugaga warbixinayaa xaaladda Somaliland u qaban doonnaan dadweynaha reer Somaliland ee ku [...]