Posted on November 30, 2008 by Weriye2
Waxa dhamaan ummadda ku hadasha Af Soomaaliga loogu baaqayaa in Dood-Cilmiyeed ku saabasan Miisaanka Maansada Soomaalida lagu qaban doono:
Magaalada Oslo Maalinta Talaadada 02.11.2008 Saacada 4-ta Galabnimo ilaa 10-ka Habeenimo.
Dood-Cilmiyeedkaas oo dhex mari doonta: Prof. Cabdillaahi Diiriye Aw Guuleed ”Caraale” iyo Prof. Maxamed Xaashi Dhamac ”Gaariye”.
Goobta lagu qabanayaa waa: Universitet Biblioteket i Oslo, Auditorium: Sverdrupshus Blindern. [...]
Filed under: Norge, Norway | Leave a Comment »
Posted on November 26, 2008 by Weriye2
Oslo(Ramaas) Nov.25, 2008 – Waxa Xalay markay goor sheegtu ahayd 8-dii fiidnimo, soo gaadhay magaalada Oslo Prof. Cabdillaahi Diiriye Aw Guuleed ”Caraale”. Caraale wuxu ka soo kicitimay dalka Danmark oo uu degenaa siddeedii sanno ee ugu dambeyey. Socdaalkani maaha kii ugu horeeyey ee Caraale ku yimaado Oslo, hase yeeshee sanadkii 2004-tii ayuu markii ugu horeysay [...]
Filed under: Norge | Leave a Comment »
Posted on November 25, 2008 by Weriye2
Muddo badan ayaa waxaa qoraalo badan laga qoray miisaanka maansada iyo daahfurkeedii. Arintan waxaa loo tiriyaa inay daahfur ku sameeyeyeen Labada aqoonyahan ee Cabdilaahi Diiriye Guuleed “Caraale” iyo Maxamed Xaashi Dhamac “Gaarriye”. Labadan aqoonyahan runtii ummada ku hadasha afka Soomaaliyeed waxay u soo bandhigeen hab fudud oo bulshada ku hageysa inay ilaashadaan habdhaca iyo hab [...]
Filed under: Dibadda | Leave a Comment »
Posted on November 25, 2008 by Weriye2
Hedersgjester i KinaHøgskolen i Oslo og Communications University of China i Beijing knyttet sterkere vennskapsbånd da Ismail Hassan og Frode Eika Sandnes fra Avdeling for ingeniørutdanning var på besøk.
Avdelingen for databehandling ved Communications University China inviterte medarbeiderne fra avdeling IU for å videreføre samarbeidet som avdeling IU og CUC har jevnt bygget opp de siste [...]
Filed under: Norge | Leave a Comment »
Posted on November 20, 2008 by Weriye2
Fatima Madar, -Når man ser på oppslagene i media og ikke minst boken «Se oss», er det ikke rart den norske befolkningen oppfatter at de fleste somaliere er kriminelle individer som slår og omskjærer barna sine, begår alvorlige overgrep og kun utnytter det norske systemet, med andre ord at de tilhører en folkegruppe som blankt [...]
Filed under: Norge, Norway | Leave a Comment »
Posted on November 20, 2008 by Weriye2
Aniga oo ka mida dadka dareenkoodu uu sida aadka u diidan yahey in qof bini`aadam ahi uu naftiisa iyo nafo kaleba ku gooyo is miidaamin, ayaa waxaa jirta in arintaasi ay waqtii hore igu aheyd reer guuraa raac iyo caruur waa loo kala waramaa ismase arkaan. Waxey igu aheyd sheeko baraley markaan maqlo qofbaa isku [...]
Filed under: Norge, Ukategorisert | Leave a Comment »
Posted on November 12, 2008 by Weriye2
Dhamaan guddida iyo Wakiilka Somaliland ee Norway waxay tacsi u diraynaa, dhamaan ehelkii, qaraabadi, asxaabtii iyo inta ifka ku taqaanay Marxuun Xildhibaan Yuusuf Maxamed Cali Tuke oo maanta shil baabuur ku geeriyooday.
Marxuun Xildhibaan Yuusuf Maxamed Cali Tuke, waxaan ILLAAHAY uga baryanaa Janno fardawsa iyo danbi dhaaf, amiin .
Xafiiska Somaliland ee Norway.
Filed under: Norge, Somaliland | Leave a Comment »
Posted on November 3, 2008 by Weriye2
Terrorister mener at vi ikke er gode nok muslimer og vil tvinge oss til å forbli en del av Somalia og det kaoset som herjer der. Men vi kommer ikke til å bli en del av Somalia igjen og vi kommer ikke til å bøye oss for terroristene. Vi må kjempe imot dem og kommer [...]
Filed under: Norge, Norway, Somaliland | Leave a Comment »
Posted on November 3, 2008 by Weriye2
Oslo, (norway 03/11/08) Waxaa soo gaaray magaalada Oslo cariga Norway Cabdirizak Abdi Mohamed oo ka mid ahaa dadkii dhaawacu ka soo gaaray Qaraxyadii argagixisadu ka fuliyeen magaaladda Hargeisa bishii hore 29keedii. Wakiilka Somailand ee Norway Maxamed A Linen oo ambalaaska ku sii sagootinaya dhibanaha
Cabdirizak waxa uu ahaa Muwaadin haaysta dhalashada wadankan Norway waxaana uu ka mid [...]
Filed under: Norway, Ukategorisert | Leave a Comment »