Baaq ah : Tacsi, Canbaarayn iyo Tageero sida wadajir ah uga yimi, Jaaliyada Norway.

INAA LI LAAHU WA INAA ILEEYHI RAAJICUUN 
Anagoo ah gudidada Jaaliyada Norway,waxaanu:
1. Tacsi Qaran udiraynaa Dhamaan Umadda somaliland xukuumada iyo shacabkaba  Hujuumkii iyo weerarkii Axmaqnimadda iyo cadawnimada ahaa ee laga fuliyey Caasimada dalka ee Hargeisa ,waxanan leenayahay Masiibadaa Qaran ilaahay sahal haynagu dhaafiyo samir iyo iimaana ilaahay haynaga  siiyo intii ku dhimatay,wixii ku dhaawacmayna   ilaahay ha  caafiyo..
2. [...]

Stötta Somalilands demokrati mot terrorister

- Som vän av Somalilands demokrati är jag djupt chockad över de terrordåd som drabbat landet. Över 20 människor dödades i samordnade självmordsattacker och en svenska som arbetar för FN i huvudstaden Hargeisa skadades.

SOMALILAND ORGANIZATIONS IN DIASPORA CONDEMN THE TERRORIST ATTACKS IN SOMALILAND.

We, the Somaliland Organizations in the Diaspora, are dismayed by the terrorist attacks in Somaliland, and we would like to express our deepest sympathies to the families of the victims and to the people of Somaliland in general. We join with all those who clearly condemn this utterly deplorable act of aggression and terror committed [...]

TACSI KA SOCOTA DADWEYNAHA REER SOMALILAND EE NORWAY

 Waxaan cambareynaynaa falkii aadka u foosha xumaa  ee  maalintii arbacadda bisha 29.oktober  lala beegsadey  madaxtooyadda Somaliland, safaaradda Ethiopia ku leedahay Somaliland,iyo weliba xarunta UNDP. Falkaasi u ahaa mid gardarro cad ah oo loola jeedo in lagu mijo xaabiyo qarranka iyo ummadda reer Somaliland   laguna  baabiyo horumarkeeda nabadeed, oo weliba la  wiiqo jiritaanka Jamhuuriyadda Somaliland gebi [...]

Shir balaadhan oo ka dhacay rugta safaarada Somaliland ee ku taal maaglada Oslo ee Norway

“Xalka Somalia waxa uu ku jiraa Somaliland ood aqoonsataan. Xildhibaanadda Embigaati yaanay wakhtiga iskaga lumin Nairoobi hana aqoonsadaan Somaliland” sidaa waxaa yidhi C/nasir Saciid Seef (Abdi-dheeg) oo ahaan jiray wasiir iyo xildhibaan dowlada TFG ee somalia, Abdi-dheeg oo hadalkiisii sii wataa waxaa uu yidhi  “Nabadda somalia waxaa loo marayo meel qaldan oo aan ahaayn Nairobi [...]

“Gooni isku taaga Somaliland waan ictiraafsanahay” C/nasir Saciid Seef, Wasiirka ka mid TFG

Ka soo qayb gal kulan xiisabadan oo ka dhacaaya rugta safarada Somaliland ee Oslo. Kulankan waxa inoogu marti ah C/nasir saciid seef, oo ahaan jiray wasiir iyo xildhibaan dawalada ku meel gaadhka ah ee Somaliya. C/nasir waxaa uu u ololaynayaa gooni isutaaga iyo qadiyada somaliland. Ka soo qaybgal shirkan xiisaha badan.
Goobta; Nordahl brunsgt. 22 A,
Wakhti: Axada [...]