SHIR GUDDOONKA GOLAHA WAKIILADA OO BOOQDAY XAFIISKA WAKIILKA SOMALILAND EE MAGAALADDA OSLO EE DALKA NORWAY

Oslo, 13.09.08, Xafiiska Somaliland Oslo, Wakiilka Somaliland ee Dalka Norway Mudane Maxamed Maxamuud Aadan ”Liilan” oo halkaa ka yidhi ereyo soo dhaweyn ah waxa ereyadiisii ka mid ahaa: Waxa sharaf ii ah aniga oo ah wakiilka SL ee dalka Norway in aan weftiga miisaanka leh ee ka timi dalkeenii ku soo dhaweeyo xafiiska wakiilnimada, waa [...]

Shir gudoonka gala wakiilada S.land oo la kulmay jaliyada Norway.

Oslo, 13.09.08, Shir gudoonka golaha wakiilada Somaliland Mudane Cabdirahmaan Cabdillahi Cirro iyo ku xigiinkiisa Kowaad Cabdicasiis maxamed samaale oo shalay booqasho gaaban ku soo gaaray wadanka Norway ayaa maanta xarunta shirarka  Tøyenbekken/Gronland kula kulmay Jaaliyadda Somaliland ee Norway gaar ahaan magaalada Oslo waxaana kulankaas ka soo qaaybgalay dadweeyne aad u tiro badnaa oo si wanaagsan [...]

JAALIYADDA SOMALIDA EE NORWAY OO WAXBA KAMA JIRAAN KU TILMAAMAY BUUG LAGU AF-LAGAADEEYEY

 Oslo, 12.09. 2008,  Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Norwey ayaa habeen hore si weyn ugu diirsaday uguna farxay, kadib markii ay daawadeen barnaamij looga doodayey buug lagu af-lagaadey sharaftii iyo karaamadii Soomaalida Norway, kaas oo ay qortay gabadh sheegatay in ay Somali tahay isla-markaana is-qarineysa. Buugaan oo xalay dadka Noorwijiyiinka iyo Somalidii daawanaysay barnaamijka dooda ee [...]

Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Mudane Cabdirahmaan Ciro iyo ku xigiinkiisa koowad Mudane Cabdicasiis Samaale ayaa maanta booqasho gaaban ku soo gaaray wadanka Norway.

Oslo, 12.09.08 (S.land.no),  Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Mudane Cabdirahmaan Ciro iyo ku xigiinkiisa koowad iyo Mudane Cabdicasiis Samaale ayaa maanta booqasho gaaban ku soo gaaray wadanka Norway SDWO (Norway 12/09/08) Gudoomiyaha golaha wakiilada Somaliland Mudane Cabdirahmaan Ciro iyo ku xigiinkiisa koowad iyo Mudane Cabdicasiis Samaale ayaa maanta booqasho gaaban ku soo gaaray wadanka Norway caasimadiisa Oslo [...]

RAMAASNEWS.COM WAA SHABAKAD CUSUB OO KU SOO BIIRTAY SHABAKADIHII WARARKA

Oslo(sl.no) 10sept. 2008 – Shabakada cusub ee www.ramaasnews.com ayaa ku soo biirtay shabakadihii wararka ee SL. Soomaalidu waxay ku maahmaahdaa “war la helaa talo la helaa”. Haddaba, Shabakadani waxay u balan qaadaysaa dhamaan akhristayaasheeda in ay ilaalin doonto anshaxa saxaafada, halku-dhigeeduna yahay dhex-dhexaadnimo iyo war isha xaqiiqdiisu sugan tahay. Kuma koobnaan doonto oo kaliya tabinta wararka [...]

“Where I Stand”, Prof. Ibrahim Meygaag Samatar.

 Let us check that tendency in time. We still have not lost that capacity for good will and democratic dialogue, inherited from the struggle of SNM, which is the basis for the success of Somaliland so far. We need to revive moral values of integrity, cooperation, forgiveness and brotherhood in our people. And while this [...]

Han jobber og spiller fotball. Det har skaffet Mustaf Mukhtar Isse mange nye venner som døyver savnet av familien i Somalia.

Når jeg leser om vold og uroligheter i Somalia, er jeg redd for at noe skal skje med familien min. Det tar ofte nattesøvnen fra meg. Når jeg snakker med familien min, sier de at jeg ikke skal bekymre meg. De sier det er annerledes å leve i det. Han ville helst til England, elektrikerlærlingen [...]

De kommer til landet alene, er ofte ensomme og sliter med opplevelser fra hjemlandet. Likevel er enslige mindreårige asylsøkere sosialt aktive og i jobb eller utdanning

Denne uken meldte Regjeringen om innstramning i asylpolitikken. 13 tiltak er lagt frem. Ett av dem er å gi midlertidig oppholdstillatelse til enslige mindreårige asylsøkere mellom 16 og 18 år. De risikerer å bli sendt ut når de blir myndige.

Groonkii kubadda cagta ee Hargeisa Stadium oo aad u dayacan

Hargeisa, 04.09.08, Garoonka kubadda cagta ee Hargeysa Stadium, ayaa waxa ka muuqda dayac weyn oo ku habsaday, waxaanu u muuqdaa inuu sii abaadayo. Garoonkan oo ah garoonka ugu weyn ee ay Somaliland leedahay, Inkasta oo uu muuqaalka garoon leeyahay, haddana marka aad gudihiisa gasho inshaadu kuma farxayso muuqaalkiisa, waxaanay naftaadu isweydiinaysaa talloow miyaanay ciddina dan [...]

Hargeisa 04.09.08, Shixnaddii u horreysay ee qalabka loogu talogalay in lagu fuliyo hawlaha diiwaangelinta codbixinyeyaasha iyo doorashooyinka Somaliland, ayaa shalay ka soo degay madaarka Egal International Airport ee magaalada Hargeysa.

“Qalabkan waxa uu ka mid yahay qalabka loogu talogalay hawlaha diiwaangelinta doorashooyinka oo ka kooban foomam daabacan iyo warqado adag oo laga samaynayo kaadhadhka aqoonsiga muwaadinka iyo ka lagu codaynayo, markaa 90% qalabkii lagaga shaqaynayey hawlaha goobaha doorashooyinka weeye qalabkan maanta yimi, waxa kale oo aannu bishan 14keeda inay yimaaddaan qalabkii electoriniga ahaa sida computer-dii, [...]