Mudayaasha Golaha Wakiilada oo Go’aamo ka Soo Saaray Arinta Muranka Dhoofka Xoolaha Iyo Warar Kale

1. In gancsiga dalka JSL uu saldhig u yahay suuqa xorta ah sida ku cad qodobka 11-aad ee distuurka JSL heshiis kasta oo ganacsi oo ka hor imaanaaya 11-aad ee distuurka JSL.   2. In dhamaan heeshiisyada xukumadu gashay eel eh sifadda ku cad qodobka 53-aad farqadiisa sadexaad la horkeeno golaha wakiilada si goluhu uga guto [...]