Komishanka oo Cayimay Maalinta Qabashada Doorashada Madaxtooyada 29.03.2009

Hargeysa 09.07.08, Komishanka Doorashooyinka, ayaa si rasmi ah u cayimay maalinta ay u qoondeeyeen inay dalka ka dhacdo doorashada Madaxtooyada Somaliland.  Guddiga Doorashooyinka ayaa kulan ay shalay xarunta Akademiga iyo Nabadda ee magaalada Hargeysa kula yeesheen xubno ka kala socday saddexda xisbi qaran waxay kaga dhawaaqeen maalinta ay u muddeeyeen qabsoomidda doorashada Madaxtooyada oo loo [...]

Somaliland oo la wareegtay Gacan ku haynta Degmada Laasqoray, Puntland oo xaqiijisay Arintaasi.

Laasqoray 09.07.2008. Waxaa saaka la wareegay gacan ku haynta degmada Laasqoray ee Gobolka Sanaag ciidamo taageersan Maamulka Somaliland sida uu Warbaahinta u xaqiijiyey Taliyaha ciidamada Daraawiishta Puntland ee Gobolka Sanaag C/laahi Cumar Cashuur. Ciidamadan saaka la wareegay gacan ku haynta Laasqoray ayaa isugu jira kuwa udhashay deegaankaasi iyo kuwa kale, kuwaas oo dhamaantood ka wada tirsan Ciidamada [...]

Gudoomiyaha Ucid Eng-Faysal Oo Dadwaynaha Ka Codsaday In Jidka Dhagaxa Lagala Guro.

Hargeysa, Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng-Faysal Cali Waraabe oo horkacaya kumanaan dadweyne ah ayaa maanta Dhaqxaantii ka gurray jidka weyn ee Bariishka Magaalada Hargeysa,laakiin waxa ilaayo imika xidhan jidka weyn ee galla Madaarka iyadoo walina Riigii lagu hortagaan yahay halkii uu yaallay. Guddoomiyaha Xisbiga UCID ayaa maanta kumanaan dadweyne ah kula hadlay Masaajidka HUDA oo ku [...]