Madaxweynaha Somaliland oo Ka Hadlay Dhacdadii Shalay Ka Dhacday Xaafad Ka Mid ah Hargeysa

Hargeisa 08.07.08 “Runtii waxaan ku tilmaamayaa dhacdadaasi shalay dhacday nasiib darro Somaliland ka dhacday ayaan ku tilmaamayaa , Riigan anaa keenay , waxaan u keenay Somaliland baahida biyood ee ka jirta in wax lagaga qabto , xaafad gaar ah umaan keenin , cid gaar ah oo aan u keenayna ma jirin run ahaantii , Berbera [...]

Hal Qof Ayaa Ku Dhintay Lix Kalena Way Ku Dhaawacmeen Rabshadihii Saaka Ka Dhacay Magaalada Hargaysa.

Hargiesa, Dhimashada halkan qof iyo dhaawacaba waxa dadkaasi u geystay ciidamo milatari ah oo ay xukuumadu soo galisay xaafada dunbuluq oo ay rabshado ka bilaabmeen saaka aroornimadii. Ciidamadaas waxay soo galeen abaara labadii duhurnimo wakhtigaasi oo ay sii yaraanayeen dadkii wadooyiinka ku xoonsanaa ee taayirada ku gubayey, isla markaana ku goynayey qoryo iyo dhagaxaan. Ciidamadaasi [...]

Xukuumada Somaliland oo Beenisay in Riiga Rabshaduhu Ka Dhaceen loo Wareejin Boorame.

Hargeysa, Wasiirada Macdanta iyo Biyaha , Beeraha , Qorshaynta iyo Duqa Caasimada Hargeysa  ayaa galabta si wada jira shir jaraa’id ugu qabtay Xarunta Wasaarada Macdanta iyo Biyaha ee JSL waxa ay sheegeen in aan Riigii  qodayay ceel biyoodka ku yaala xaafada Masalaha aan loo wareejinin Magaalada Boorame ee Gobolka Awdal.